Trump oo aqbalay casuumad uga timid Madaxweyne aysan isku Wanaagsaneyn

Saraakiil Turkish ah ayaa sheegay in Madaxweyne Donald Trump uu aqbalay casuumadda Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee ah inuu dalkaas booqdo. Ibraahim Kalin oo ah afhayeenka Madaxweynaha Turkiga ayaa kadib kulankii golaha Wasiirada dalkaas ee Isniintii sheegay in Trump uu doonayo inuu safarkaas galo sanado 2019 hase yeeshee weli aan waqti rasmi ah la goyn. … Continue reading Trump oo aqbalay casuumad uga timid Madaxweyne aysan isku Wanaagsaneyn